×

Islamic topics

11 items

Books (11)

XISNUL MUSLIM DHUFEYSKA MUSLINKA
XISNUL MUSLIM DHUFEYSKA MUSLINKA

AFARTAN XADIIS
AFARTAN XADIIS

Laa ilaaha illal Laah (Ma jiro ilaah xaq ah aan ahayn Allaah
Infoo garaafkan wuxuu sharxayaa macnaha kelmedda laa ilaaha illal Laah (Ma jiro la caabude xaq ah aan ahayn Allaah) iyo fadligeeda iyo meelaha lagula yimaado.
Laa ilaaha illal Laah (Ma jiro ilaah xaq ah aan ahayn Allaah...

Kacbada Sharfan
Info garaafkan wuxuu soo bandhigayaa arrimo ku saabsan Kacbada la sharfay, wuxuuna ka kooban yahay dhismaha Kacbada – dhererkeeda, maqaamka Ibraahiim, huga Kacbada – Al-Multazam – Dhagaxa Madow – Xijirka.
Kacbada Sharfan Info garaafkan wuxuu soo bandhigayaa arrimo...

Al-Madiina Al-Munawwarah
Wuxuu ka hadlayaa info garaafkan Al-Madiina Al-Munawwarah iyo Masjidka Nabiga iyo calaamooyinka muuqda ee Al-Madiina Al-Manuwwarah.
Al-Madiina Al-Munawwarah Wuxuu ka hadlayaa info garaafkan A...

Soonka
Infographic waxay ku saabsan tahay Soon ee Islaamka, macnaheeda, xigmadda waxaa, wanaagga ay, wax taas oo iyo kuwa ka reeban soonka buriyaan ka dambeeya.
Soonka Infographic waxay ku saabsan tahay Soon ee Islaamka,...

Ramadaan
Infoograafkan wuxuu ka hadlayaa bisha Ramadaan, sababta loogu baxshay Ramadaan, fadligeeda, iyo duullaamadii caanka ahaa iyo furashooyinkii Islaamka ee dhacay bishaa gudaheed, waxaa dheer sida loo xaqiijiyo soo gelitaanka bisha, iyo dhowr axkaan oo la xiriira bishaa.
Ramadaan Infoograafkan wuxuu ka hadlayaa bisha Ramadaan, sa...

Cunnooyinka Asal ahaan dhammaan 
cutooyinka iyo cabbitaannada way bannaan yihiin oo waa xalaal
Cunnooyinka Asal ahaan dhammaan cutooyinka iyo cabbitaanna...

MUXARRAM Waa bisha ugu horreysa
bilaha sannadka hijriga
MUXARRAM Waa bisha ugu horreysa bilaha sannadka hijriga